Phone: +252611100850 | Mogadishu, Somalia

Cilmi Baaris

Waxaan bixinnaa fikrado ganacsiga iyo suuq-geynta iyada oo loo marayo helida xog cilmiyaysan oo loogu talagalay raadinta xalal kudhisan cilmi si wax looga qabto caqabadaha ama looga faaidaysto fursadaha ka jira ganacsiga. GSM waxay ka faa'iideysan doontaa dhamaan ilaha gacanteeda kujira si aan u hubino in aad ku taagantahay wadada saxda ah ee lagu gaaro xalalka ganacsiga iyo waxqabadka.

Hadafkeenu waa inaan hubino in xalalka ku saleysan cilmi baarista ee aan soo bandhigayno ku gaarsiiyaan adiga iyo ganacsigaaga meel sare, xaqiijisana himilooyinkaaga ganacsi ee fog.

GET IN TOUCH TODAY  

Call us on: +252611100850

Visit us at our office: Somali Chamber of Commerce Building, Kamaludin Street, Boondheere District, Mogadishu.

Contact us via email: