Phone: +252611100850 | Mogadishu, Somalia

Maaliyadda

Maalgelinta bilowga ah ama ganacsiga yar yar waxay noqon kartaa geeddi socod leh hanaan lagaran karo dhamaadkiisa, waxaan ka caawinaa ganacsatada sidii ay u sahmin lahaayeen rabitaanadooda maalgelinta iyo amaahda si ay u gaaraan himaladooda ganacsi. Waxaan sido kale kor u qaadnaa awoodda maamulayaasha si ay xog ogaal ugu noqdaan ilaha dhaqaalaha isla markaana ay u gaaraan go’aanno wax ku ool ah. Waxaan qabanaa tababaro heerar kala duwan si aan u baahinno aqoonta ganacsiga.

Adeegyadeennu, waxay daboolayaan qeybo ballaaran oo iskugu jira xisaabaad, warbixino, iyo falanqeyn ka dhigi kara ganacsigaaga mid la jaanqaada xaaladaha isbeddelada suuqa iyo dalabyada ganacsiga. Taas waxaa ku hir-gelineynaa anaga oo siinayna macaamiisheena taageero hal abuur leh si aan u dhiirrigelino in si kalsooni leh aan wax uga qabano caqabadaha maalgelinta ee ka imanaya isbeddelka dhaqaalaha iyo nidaamka sharciyadaha.

GET IN TOUCH TODAY  

Call us on: +252611100850

Visit us at our office: Somali Chamber of Commerce Building, Kamaludin Street, Boondheere District, Mogadishu.

Contact us via email: