Phone: +252611100850 | Mogadishu, Somalia

Isku Xirka Ganacsiga

Kharaj badan oo kaaga bixi lahaa dhismaha shirkad cusub si laguugu baajiyo, waxaan kugu caawin karnaa inaad hesho ganacsato aad la shaqeysato. Fursadaha ganacsi eed dooneyso,ayaan kuu diyaarineynaa inagoo u mareyna dariiq kasta oo noo furan.

Marka aan eegno shuruudahaaga iyo dalabaadkaaga, waxaan kuu sharixi doonaa sida ganacsigaagu ula jaanqaadi karo ganacsiga shirkaddaha kula midka ah ama shakhsiyaadka ugu firfircoon ee ku jira suuqa aad dooratay. Habkan wuxuu si gaar ah ugu habboon yahay shirkaddaha u baahan sahan ganacsi iyo kobacinta khibradahooda shaqo iyo sidoo kale shirkaddaha u baahan booqasho kooxeed ganacsiyada maxalliga ah hadii ay ahaan lahaayeen kuwa gaar loo lee yahay ama kuwa dowliga ah ee daneynayaa ganacsiga dalka .

GET IN TOUCH TODAY  

Call us on: +252611100850

Visit us at our office: Somali Chamber of Commerce Building, Kamaludin Street, Boondheere District, Mogadishu.

Contact us via email: