Phone: +252611100850 | Mogadishu, Somalia

Latalinta Ganacsiga

Waxaan kaa caawinaynaa inaad qaadato go’aanno istiraatiiji ah oo ku siinaya xog iyo farsamo kasto oo lagama maarmaan u ah in fikradaada ganacsi noqoto mid mirodhal ah. Adeegyada taageerida ganacsiga iyo la-talinta waxa ay siinaysaa qofka ganacsadaha ah xorriyad iyo madaxbanaani uu si wax ku ool ah oo hufan uu ku maamuli karo ganacsigiisa, isla markaana fulinaya himilooyinkiisa ganacsi.

Laga bilaabo shirkadaha bilowga ah iyo ganacsiyada yar yar ilaa kuwa wax soo dejiya iyo kuwa wax soo saara, waxaan ka caawin karnaa helida xog. Talada xirfadlayda iyo taakuleyna ayaa kaa dabooleysa inuu ganacsigaaga hoos u dhac ku yimaaddo. GSM waxey mar kasta diyaar u tahay in ay ku caawiso.

GET IN TOUCH TODAY  

Call us on: +252611100850

Visit us at our office: Somali Chamber of Commerce Building, Kamaludin Street, Boondheere District, Mogadishu.

Contact us via email: